Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muddane  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo weli ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, ayaa waxa uu maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee ay yeelan doonto Safaaradda ay Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay dalka Kenya.